ActionFraud - National Fraud & Cyber Crime Reporting Centre - Call 0300 123 2040

Somali

Somali

Soo war gali ‘Action Fraud’ wixii musuqmaasuq ah

Hadii lagugu sameeyey wax musuqmaasu ah soo war gal ‘Action Fraud’– xarunta wargalinta musuqmaasuqa ee Boqortooyada Ingriiska. Waad soo wargalin karto wax musuqmaasu ah ‘Action Fraud’ hadii aad joogto UK, hadii uu musuqmaasuqu ka dhacay UK ama musmaasuqu ku lg leeyahay UK iyo interneka.

Hadii aanad ku hadlin luqada Ingriisga, ama hadii Ingriisigu aanu aheyn luqadaada-hooyo, waxaanu leenahy adeeg ku siinaaya fursad aad noogu sheegayso muuqmaasuqa luqadaada

  • Telefoonka +44 300 123 2040.
  • Markaad soo wacdo waxa kuu jawaabi qof ku hadla luqadaada Waxaad u baahan doontaa inaad u sheegto luqadaad ku hadasho.
  • Waxa kaibna lagu odhan sug si turjumaan laguugu yeedho Taas waxay qaadan kartaa dhowr daqiiqadood, sidaas darteed fadan ha dhigin telefoonka. Hadi aananu haysan turjumaan markaa, waxa lagu weydiin doonaa inaad na siiiso telefonnkaaga iyadoo markaa qof ku soo waci doono marka turjumaan firaaqo noqdo.
  • Marka uu turjumaanku kula hadlo waxa uu/ay ku weydiin doonaa/taa inaad ka jawaabto su'aalo dhowr ah si laguugu diyaariyo warbixintaada musuqmaasuqa. Hubi in dhamaan wixi waraaqo ah ee aad hayso ee ku sabsan musuqmaasuqa aad haysato si aad uga jawaabi karto dhamaan su'aalaha.

Khadadku waxay furan yihiin:
Isniinta -Jimcaha: 8 subaxdii ilaa 8 galinka danbe 

Telefoonka: +44 300 123 2040.
Telefoonka qoraalka: +44 300 123 2050.

Related articles